Ku Biirista Soomaaliya ee Ururka COMESA iyo Faa’iidada ku jirta (War-bixin)

Soomaaliya ayaa noqotay xubintii 21-aad ee Suuqa ka dhaxeeya Wadamada Bariga Iyo Koofurta Afrika (Common Market for Eastern and Southern Africa or COMESA), sida ku cad bogga 7aad ee warbixinta ugu dambeysa (Final Communique) ee shirkii 20-aad ee madaxda wadamada COMESA, ee lagu qabtay Lusaka, Zambia, 19-kii Luuliyo 2018 Ku biirista COMESA waa istaraatiijiyad kordhin … Continue reading Ku Biirista Soomaaliya ee Ururka COMESA iyo Faa’iidada ku jirta (War-bixin)